Barnaamijka Qaraaxo oo caawa xiiso gooni ah leh waxaa gaariga saaran Fannaanka Khadar Keeyow

291 363 Näkymät

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Kommentteja
  • kiyow.gar maba lihidee mx u sasalaxee garka wu kugu noqday

    alpha najkaalpha najka6 tuntia sitten
  • Wuuba ogaa in prank tahay waxay showgan.

    Sahra AliSahra Ali8 tuntia sitten
  • 7

    Asma FuaadAsma Fuaad9 tuntia sitten
  • Waa iga gad may kkkkk kaftan xumaday

    Jezy MudoJezy Mudo13 tuntia sitten
  • Hhhhh wallhi wayaab🤣🤣🤣🤣

    Yahye nuurYahye nuur14 tuntia sitten
  • Qᴏsᴏʟ ɪɢᴜᴍᴀ ʜᴀʀɪɴ

    Najmo AbdulhakiimNajmo Abdulhakiim15 tuntia sitten
  • Khadar geesi walahi

    Hamza OmarHamza OmarPäivä sitten
  • Qaraaxo macnaheedu waa maxay?

    abdi hashiabdi hashi2 päivää sitten
  • Horta heesteyda ma dawateen team astaan

    Muno Love OfficialMuno Love Official2 päivää sitten
  • keeyow wuu fahmay sheekada

    abdinoor abdi hassanabdinoor abdi hassan3 päivää sitten
  • 5

    Anwar tika TikaAnwar tika Tika3 päivää sitten
  • suuunka gaariga xirta

    BLACK LYRICSBLACK LYRICS4 päivää sitten
  • Qadar keeyow dulqad 100/100 m.a

    Saaboali 2005Saaboali 20054 päivää sitten
  • Mansha allah reer muqdisho way naga samir badan yihiin alle ha u siyaadshee.

    muwahib ahmedmuwahib ahmed4 päivää sitten
  • Afka xirta

    Sahra MohamedSahra Mohamed4 päivää sitten
  • 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣beat him up🤣🤣

    Maryan Ahmed AliMaryan Ahmed Ali4 päivää sitten
  • Keeyow dabeecad mabaa leh bisin kaa

    Ayaan AbdirashiidAyaan Abdirashiid4 päivää sitten
  • lol ‘em

    ifrax adanifrax adan4 päivää sitten
  • Prank-ga Sanadkii hore run buu ahaa, lknse Sanadka dadka dhan waa ogyihiin iney Prank tahay.

    Nasteexo Nalka AduunyadaNasteexo Nalka Aduunyada4 päivää sitten
  • Lkn In qof laga xanaajiyo sidee qaraaxo ku noqon kartaa

    HIDDO MEDIA COMPANYHIDDO MEDIA COMPANY4 päivää sitten
  • Kadar keeyow serious ka noqotay inuu qarax ku dhawaaday

    M HM H4 päivää sitten
  • war suunka xiro dhiid dhiid somalia heerbadinimo

    Abdifataah Mohamed husseinAbdifataah Mohamed hussein5 päivää sitten
  • Kaliya wuu ka shakiyay in prank ninku duubayo balse xaqiiqda ayaa ah in prank dhab ah uu yahay midkaan 🤣

    Abditanaad Offficial ChannelAbditanaad Offficial Channel5 päivää sitten
  • Too much attitude 👎

    Amina NurAmina Nur5 päivää sitten
  • Soon majıro mıyaa?

    iqra ismaciiliqra ismaciil5 päivää sitten
  • Kaalay aboowe macan itaabo kulahaa 😂😂

    Mumtaaz CiiseMumtaaz Ciise5 päivää sitten
  • Yaa ila arky inuu hoos u qoslaayo khadar keenyow like

    Yahye DahirYahye Dahir5 päivää sitten
  • #King_CN_Official

    King CN OfficialKing CN Official5 päivää sitten
  • #Subscribe isaara Walaalayaal

    King CN OfficialKing CN Official5 päivää sitten
  • Khadar ino isla weyn yhy yaa ila arkey🤣🤣

    Aadam XassanAadam Xassan5 päivää sitten
  • Masoome

    Mohamed AaminMohamed Aamin5 päivää sitten
  • Waxaa la yaabay dadkaan la soo qabanaayo ayaka ma eegaan miyaa channel kaan waa yaabee aloore waa la isla fahan san yhy 😂😂

    Hujuum YareHujuum Yare5 päivää sitten
    • Haa lkn waxaa la duubay ramadaanka ka hor ma arkin miyaa gos goska ramadanka ka hor hadi kale fashil ee noqon laheed arinta

      Qamar AbdiQamar Abdi2 päivää sitten
  • Soomali yaatahay ingiriis matihid😂😂😂😂😂😅🤣🤣😅😅😍😍

    Cabdirisaaq SayidCabdirisaaq Sayid6 päivää sitten
  • The one and only khadarkeyow aan ku faano

    Ridwaan Abdirahman YuusufRidwaan Abdirahman Yuusuf6 päivää sitten
  • Jacylkayga khadar keeyow in laga xanaajiyo maba loo baahneyn💞 Vive team keyow❤

    Adno AadanAdno Aadan6 päivää sitten
  • I think this guy Khadar keeyow is high

    Fd FamilyFd Family6 päivää sitten
  • Ameen Ameen yaa Rabbi

    Nimco KayseNimco Kayse6 päivää sitten
  • Next fartuun bal balaadhka🤣✌

    hamza suleimanhamza suleiman6 päivää sitten
  • Astana waan idin tagara runti😆😆😆😆😆😆

    khadar abdikhadar abdi6 päivää sitten
  • Jiujjn 1

    Da uud CageyDa uud Cagey6 päivää sitten
  • Walk keep going ✌️

    Nasiib james NjNasiib james Nj6 päivää sitten
  • Sunka mala xirto miya meshan horta

    abdala ciidabdala ciid6 päivää sitten
  • Qadar keyow qosalka oo isku cel celi noyaa Yaa ila arke

    Said TahlilSaid Tahlil7 päivää sitten
  • Arya wilkena woo xanaqay

    Sakariye AdaadaSakariye Adaada7 päivää sitten
  • Waaku sal salaaxanaa jirkeega taawo 😅 keyow mee dheheen

    DOUGLAS FFDOUGLAS FF7 päivää sitten
  • fiboth.info/like/videot/gnpokYGXmdSTpZk

    Siham love channelSiham love channel7 päivää sitten
  • inta bootada khadarkeyow dulqad uleh sida ani cml liketa dac kusi 😁😁😁🙏lgnd keyow

    Liban AbdiLiban Abdi7 päivää sitten
  • Ar soomali prank ayeey suxun ufahmeen

    Mohamed AhmedMohamed Ahmed7 päivää sitten
  • "Walalkeyga mcn kaaley"😂😂😂

    Mohamed AhmedMohamed Ahmed7 päivää sitten
  • 🤣🤣🤣🤣🤣

    Umii LinUmii Lin7 päivää sitten
  • Lol🤣🤣🤣

    Umii LinUmii Lin7 päivää sitten
  • Mansha Allah wiilka Yar edebta

    Susu GurSusu Gur7 päivää sitten
  • Barnamijkan waa nuxur beelay ee wax kale keena waayo wax la isla ogyhay ayuu noqday

    Xasan AxmedXasan Axmed7 päivää sitten
  • 3:47 Khadar keeyow wa anigo mesha tagan asigo gar la'an ah buu garka iska xoqona🤩✌️

    Yuusuf MaxamuudYuusuf Maxamuud7 päivää sitten
  • Kkkk qadaroow nin daauud inuu dhiig leyahy ogaday

    Nimcocusmaan MaxaMadNimcocusmaan MaxaMad7 päivää sitten
  • qadar keyow wad ka cabsaten markow degtay biyaha ku shubten

    faadumosahro Huseinfaadumosahro Husein7 päivää sitten
  • prank-ga aad waddo aan kaaga dhabeynaa kulahaa lol.

    Adan BulaleAdan Bulale7 päivää sitten
  • Sheekadaan dadka dhan social mediyaha kala socdaan mrka qofka luu samendono prankiga madaremo ma ka arkayo miyaa social mediyaha yaabka aduunka qof kastoo lagu sameye prankigaan wuu ogyahay jiliinle uwadaan inta igu raacsan liketa

    Rahmiita bintu abdih RahmiinaRahmiita bintu abdih Rahmiina7 päivää sitten
    • Horey loo duubey muqaladan intan ramadan lagaarin

      Abdikarim OsmanAbdikarim Osman6 päivää sitten
  • xanaaq ayaa uu dibnaha cunayaa intii ila argta like

    Mumim CabdiMumim Cabdi7 päivää sitten
  • Keeyow waad iska xanaaqaysaa

    Ridwaan ismaaciilRidwaan ismaaciil7 päivää sitten
  • Wll like iisaar rajaan kaleeyahay yutub

    Boqor AbdallaBoqor Abdalla7 päivää sitten
  • Khadarkeeyow qosolkuu isku celi la'ahay🤣🤣😂😂

    Ahmed sakaria dhore 10Ahmed sakaria dhore 107 päivää sitten
  • Keep astaan tv

    Axmed XusenAxmed Xusen7 päivää sitten
  • Prank wuxuu qiimo lahaa inta ayan ogaanin dadka lagu sameynayo, hada qofki aad keentaanba isagoo ka sii warqabo ayuu gaariga soo galayaa. Badala strategy-yadan. Waxaa fiicneyd bil ka hore inaad duubtaan maalin kasta oo aadan sii deynin illaa qof kasta aad ka soo dameysataan. Hada waa la isku fahmay maadaama aad mid kastaa siideysaan.

    Mulki XoriyoMulki Xoriyo7 päivää sitten
  • Koyoow

    Suusan SimanSuusan Siman8 päivää sitten
  • Baaruud ku fcn

    Suusan SimanSuusan Siman8 päivää sitten
  • Ninka kuma heesto

    Suusan SimanSuusan Siman8 päivää sitten
  • Khadar keeyow gar maku yale mxuu salaxaya😂☠️😂😂😂

    Prince AmoorePrince Amoore8 päivää sitten
  • Hhhhhhhh khadar Ibrahim baranki aan caadi aheen

    Cabdulahi XaajiCabdulahi Xaaji8 päivää sitten
  • jecliya walal kenyow anigoo muqal kale dawanyo arakay goora kaso baxay ma. aqaano😂♥♥

    siman abdulahisiman abdulahi8 päivää sitten
  • The guy is cool..aniga morhore feer bilawi lahaa

    New BoosterNew Booster8 päivää sitten
  • Khatar my dariskega 😂😂😂

    Fartuun AliFartuun Ali8 päivää sitten
  • Walaahi qosalkaa iga dhamdey 😂😂😂😂

    Mabsuud MaxamedMabsuud Maxamed8 päivää sitten
  • Barnaamijkan ii macneeya muxu ka walax yahay?

    U.S.A CommentatorsU.S.A Commentators8 päivää sitten
  • Don't try this😂😂😂you'll gonna be killed bruh

    Hassko RamosHassko Ramos8 päivää sitten
  • intee ila aragtay inuu xanaqay qadar keyoow ismujiyaa

    boqorada ol tarrafodboqorada ol tarrafod8 päivää sitten
  • Wll yal murada aya lehy inu illhey i sahlo igu so ducey 🙏🙏

    Amira MohamedAmira Mohamed8 päivää sitten
  • Hadalka naga adkeeya qofku sidan ku xanaaqimaayee waxani qaraaxo maahe

    Ahmed kanadiAhmed kanadi8 päivää sitten
  • Asc

    Sucdi QuruxSucdi Qurux8 päivää sitten
  • 🤣🤣🤣🤣🤣✌️

    Nasiib james NjNasiib james Nj8 päivää sitten
  • Qadar keyow the one and only ninka kaliya an dhamaytay barnamijkisa

    Masago officialMasago official8 päivää sitten
  • Walal Maxan idin daawana seatbelt ga naga aamusiya dhiidhii da ku hayo.

    Deko farahDeko farah8 päivää sitten
  • Aniga iyo khadar isku dabeecad ayaan nahay

    EncryptedEncrypted8 päivää sitten
  • Qadar shekada wxuu fhnsnaa cml ayeey u egthy

    Faysal mohamedFaysal mohamed8 päivää sitten
  • Inta Ila Aaminsan inuu khadar keeyow Muqaalkiisu Yahay midka ugu xiisa badan baraamijka Qaraaxo is muujiya 👇🇸🇴❤️

    TUSE TVTUSE TV8 päivää sitten
  • Samir badanaa keeyow

    Hawa HamudHawa Hamud8 päivää sitten
  • Hadiyada dhedhel kuma qadan biyaha lagugu shubay award baa ku qadatay hadiyada Qadar Kenyon 😁Qadar Kenyon keep going pro 💪 🤣😇😅

    Cabduqadir CaliCabduqadir Cali8 päivää sitten
  • Somalia QoF qoF TaBta Miya La dilaan😱🥺

    F 21 channelF 21 channel9 päivää sitten
  • Runtii khadar wuu xanaaqay kkkk

    Maslax KararMaslax Karar9 päivää sitten
  • Reer xamar dad aad u qabaw love from hargeisa ❤

    the phenomenalthe phenomenal9 päivää sitten
  • 😂😂😂😂😂😂

    king arashiidking arashiid9 päivää sitten
  • ماشاء الله جميل جدا

    mohamed Omarmohamed Omar9 päivää sitten
  • Khadar Keeyow xanaaq see camal hee

    Amiin MadaazAmiin Madaaz9 päivää sitten
  • War hee dhe ma cabsanahay🙄 keeyow

    Adoonka AlleAdoonka Alle9 päivää sitten
  • Way wada fahmeen fananiintu Sidan wax kabadala astaan group

    Samiya AbdilahiSamiya Abdilahi9 päivää sitten
  • Don,t play this guy khadar keeyow💪😂😂😂

    Zapniish ZapniishZapniish Zapniish9 päivää sitten
  • Khadar keyow wa maska ciyaal ileen barasho ala barashoi wacanaaa

    SAAmi A.OSAAmi A.O9 päivää sitten
  • 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 khadar Keyow libaax wye

    Ilwaad kamaalIlwaad kamaal9 päivää sitten
  • Bahasha dj wagone ayaa ku dheelay, wuu ogaa inta prank ee aheed in uu dhinaciisa kala qabsado aheed markaas xamaasad lahaan laheyd

    Mohamed MOHAMEDMohamed MOHAMED9 päivää sitten
  • FARMAAJO AABIHIIS AHAAW

    mohamed omarmohamed omar9 päivää sitten
FIboth